Tuesday, March 3, 2026

Dibad-baxyo waaweyn oo ka dhacay Israa’iil oo lagu dalbanayo heshiis laga gaadho dagaalka Qasa

Boqollaal kun oo qof ayaa isugu soo baxay Israa’iil si ay ugu baaqaan in la joojiyo dagaalka Qasa iyo in la gaadho heshiis lagu sii dayno la haystayaasha u xidhan Xamaas. Dadweynihii ugu badnaa ayaa lagu arkayay fagaaraha la haystayaasha ee magaalada Tel Aviv maalintii Axadda.

Mudaharaadayaasha ayaa sheegaya in qorshaha dawladda ay ku dooneyso in ay kula wareegto magaalada Qasa uu halis gelinayo nolosha ku dhawaad 20 la heyste oo weli gacanta ugu jira Xamaas.

Shaqo-joojin qaran oo hal maalin ah ayaa qayb ka ah qayb ka ah mudaaharaadada ballaadhan waxaana la xidhay waddooyinka, xafiisyada, jaamacadaha iyo goobo kale. Ku dhawaad 40 qof ayaa la xidhay.

WARARKII KALE

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Dagaalka Bariga dhexe oo galay Maalintii afaraad

Iraan ayaa gantaallo horleh u riday dhanka Israa’iil, sida...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles