Duqaymaha Israa’iil ee Koonfurta Lubnaan oo sii kordhaya

Waxaa jira duqaymo dheeraad ah oo Israa’iil ay ka gaysanayso Koonfurta Lubnaan Subaxnimadii Arbacada, inkasta oo digniino ay kasoo baxayaan dhanka Iiraan oo ah in Israa’iil ay wajihi doonto wax ay ugu yeertay jawaab adag haddii aysan joojin weeraradaasi.

Warbaahinta Lubnaan ayaa tabisay in weerarada habeenimo lagu fuliyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo madaafiicda lala beegsaday dhowr magaalo.

Talaadadii milatariga Iiraan ayaa sheegay Israa’iil ay ku xadgubtay xabbad-joojinta 84 mar labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Isaga oo ka hadlayay kulanka G7 Donald Trump ayaa cambaareeyay Israa’iil isaga oo sheegay jawaabta ay siinayaan Xisbullah ay tahay mid aan dheeli tirnayn.

Heshiiska ay wada gaareen Maraykanka iyo Iiraan ayaa la sheegay inuu ku jiro in lagu daro heshiis lagu joojinayo dagaalka Lubnaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Hogaamiyaha hirshabelle oo gudomiyay shir looga hadayay amniga

Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa guddoomiyay...

Dowladda Cummaan oo ka digtay dagaal cusub oo lagu qaado Iiraan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan ayaa ka digay in dagaal...

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo agab milatari

Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo...

Shuute iyo saraakiil ciidan oo tagay furimaha hore deegaanka Jameeco

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

NISA iyo Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin lagu eedeeyay inuu qorsheynayay fal amni-darro

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles