Ergeyga gaarka ah ee Trump oo gaaray Gaza

Ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Doanld Trump, Steve Witkoff, ayaa gaaray magaalada Gaza si uu u kormeero goobaha gargaarka ee sida weyn loo dhaleeceeyo oo , gargaarkaas oo ay bixiyaan hay’ado ay taageeraan Israel iyo Mareykanka.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan kun qof oo Falastiiniyiin ah la dilay iyagoo cunto soo raadsaday tan iyo dabayaaqadii bishii May, iyadoo intooda badan lagu toogtay meel u dhow xarumaha qaybinta gargaarkaas.

Hay’adda Human Rights Watch ayaa dilkaas ku tilmaantay dambiyo dagaal.

Israa’iil ayaa Xamaas ku eedaysay in ay qalalaase ka wadaan agagaarka goobahaas, waxayna sheegtay in ciidamadeedu aysan si ula kac ah u rasaasayn dadka rayidka ah

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles