Monday, August 17, 2026

Guddoomiye Aadan Madoobe oo fadhiyada Golaha ka mamnuucay xildhibaanada Mucaaradka ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ka soo saaray mamnuucida xubno ka tirsan Golaha Shacabka inay ka qeyb galaan fadhiyada Golaha sababo la xiriira amni. Xubnaha la mamnuucay ayaa lagu soo qoray waraaqda rasmiga ah ee lifaaqa ku jirta.

Go’aankan ayaa la gaaray ka dib markii la sameeyay qiimeyn dheeraad ah oo ku saabsan xaaladaha amniga iyo saameynta ay ku yeelan karto shaqooyinka Golaha. Guddoomiyuhu waxa uu sidoo kale ka codsaday Guddiga Xeerhoosaadka ee Golaha in ay talooyin iyo talaabooyin ku habboon soo jeediyaan, si waafaqsan Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

Iyadoo laga duulayo xaaladaha amni ee jira, Guddoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay ilaalinta amniga xubnaha Golaha iyo adkeysiga hannaanka shaqo ee Golaha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles