Sunday, August 16, 2026

Guddoonka labada Aqal ee BFS oo shaaciyay waqtiga la furayo Kalfadhiga 7-aad

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u go’aamiyay in Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad uu furmi doono maalinta Sabtida ah, taariikhduna ku beegan tahay 20-ka September 2025.

Waxaa lagu wargeliyay Xildhibaannada iyo Senatarada Baarlamaanka JFS inay soo xaadiraan xarunta Baarlamaanka maalintaas.

Furitaanka kalfadhigan ayaa lagu wadaa in uu diiradda saaro arrimo dhowr ah oo muhiim u ah hannaanka dowlad-dhisidda iyo siyaasadda dalka.

WARARKII KALE

Duqeyn lala beegsaday Guri ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Iiraan oo cambaareysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran, Ismail Baqaei, ayaa si...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga...

Xamsa oo taleefoon kula hadlay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles