Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray awaamiir ku socota diyaaradaha ka shaqeeya deegaannada maamulkaas iyadoo diyaaradaha looga digay inay soo qaadaan hub iyo ciidan aysan ogeyn laamaha amaanka maamulkaas.
hoos ka akhriso qoraal kasoo baxay wasaaradda gaadiidka maamulka Hirshabeelle.
 


