Hoggaamiyaha sare ee Iran oo diiday dalabyo ugu yimid Maraykanka

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa diiday dalabka Mareykanka ee ahaa in Iran ay joojiso tayeynta Uranium-ka si loo gaaro heshiis Nukliyeer ah. Wuxuu ku tilmaamay dalabkaas mid ka hor imaanaya danaha qaranka ee Iran.

Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib shan wareeg oo wadahadallo ah oo u dhexeeyay Washington iyo Tehran. Iran waxay muddo dheer ku andacooneysay in barnaamijkeeda nukliyeerku uu yahay mid nabadeed oo aan loogu talagalin wax hub ah.

Laakiin waxa ay xoojisay kaydkeeda uranium-ka ilaa heer uu u dhowyahay kan loo adeegsado samaynta hubka nukliyeerka.

Madaxweyne Donald Trump, oo horey uga baxay heshiiskii nukliyeerka ee 2015, ayaa ku hanjabay in Mareykanku uu qaadayao tallaabo militari oo ka dhan ah Iran haddii aan heshiis cusub la gaarin.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed...

JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)...

Taliyaha Milatariga oo la kulamy taliyaha ciidanka gaar ah ee Africom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Golaha Shacabka oo Joojiyay Lacagtii $100-ka ahayd ee Xildhibaannada laga Jari Jiray

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku...

Sacudi Carabiya ayaa joojisay dhuumaha shidaalka ee Badda Cas

Weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) lagu qaaday dhuumaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles