Saturday, March 14, 2026

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay degmada Berdaale ee G/Baay

Ciidanka daraawishita gaarka ah KGS ee degmada Berdaale oo kaashanaya Sirdoonka KGS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mundala Sheela oo u dhaxeyso Berdaale iyo Loowgoof.

Howlgalka waxaa lagu diley horjooge Adan Qaddiid oo ahaa horjoogihii Al-shabaab u qaabilsan lacagaha baadda oo ay ugu yeeraan Zakawaadka wuxuna dhibaato ku haayey dadka ku nool deegaanada hoostagta Degmada Berdaale ee gobolka Baay.

Horjoogaha ayaa Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee KGS ka soo furteen qori AK47 iyo booshkiisa iyo mooto fekom.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles