Iiraan oo duqeysay Qudus

Ciidamada milatariga ee Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in Iiraan ay dhowr gantaal ku soo tuurtay Israa’iil aroornimadii hore ee Khamiista, taas oo sababtay in qaybo badan oo dalka ka mid ah laga dhawaaqo digniino, isla markaana qaraxyo laga maqlay magaalada Qudus (Jerusalem). Si kastaba ha ahaatee, isla markiiba lama soo sheegin wax khasaare naf ah.

Kadib hakad socday in ka badan toddobo saacadood, militariga Israa’iil ayaa soo saaray saddex digniin oo kala duwan oo ku saabsan gantaallo ay Iiraan soo ridday, kuwaas oo dhacay wax ka yar laba saacadood gudahood.

Sidoo kale, Hay’adda Warbaahinta Qaranka ee Iiraan (IRIB) ayaa iyaduna sheegtay in gantaallada la riday.

WARARKII KALE

DFS oo Cali Jeyte dalacsiisay xilli xiisadda Hiiraan ay sii xoogeysanayso

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan, hoggaamiyihii hore...

Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay dalabka hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab iyo Daacish ee gogosha wada-hadalka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Horjooge sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo lagu dilay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad, Qeybta...

Bangiga Adduunka oo ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed ee uu siiyo Muqdisho

Bangiga Adduunka ayaa ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed...

Deni oo la kulmay Safiirka Ingiriiska iyo arrimo xasaasi ah oo ay ka wadahadleen

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka...

Danjiraha Turkiga iyo Waare oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo gobolka

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles