Tuesday, March 3, 2026

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilaabanaya Muqdisho iyo Gobolada

Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka waxaa saaka ka bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, kaas oo ay si mideysan u qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Imtixaanka, ayaa waxaa sanadkan u fadhiisanaya kunaan arday ah oo dhammeystay fasalka 12-aad, kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho.

Ciidamada ammaanka ayaa si buuxda u sugaaya goobaha imtixaanka, iyadoo la joojiyay dhammaan isu socodka ka baxsan xarumaha imtixaanka inta lagu guda jiro.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa sidoo kale ugu baaqday waalidiinta, macallimiinta, iyo bulshada in ay garab istaagaan ardayda, ayna dhiirrigeliyaan in ay si xasiloon u gutaan imtixaanka.

WARARKII KALE

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Dagaalka Bariga dhexe oo galay Maalintii afaraad

Iraan ayaa gantaallo horleh u riday dhanka Israa’iil, sida...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles