Tuesday, August 18, 2026

Iran oo heshay dukumeenti xasaasi ah oo Nukliyeerka Israel ah

Telefishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii sheegay in Iran ay heshay dukumeenti xasaasi ah oo Nukliyeerka Israel ah iyada oo loo marayo “weero sirdoon oo ballaaran”. Warbixintu ma aysan bixin macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan sida Iran ay ku heshay dukumentiyada.

Warkan oo si kooban looga baahiyay TV-ga qaranka ayaa lagu sheegay in ciidamada sirdoonka Iran ay heleen xogo istaraatiiji ah oo xasaasi ah iyo dukumeentiyo ay ku jiraan kumanaan qoraal oo la xiriira mashaariicda iyo xarumaha Nukliyeerka ee ay Israel leedahay.

Israa’iil ayaan weli ka hadlin sheegashada Iran.

Sida ay ku warantay wakaalada wararka Iran ee Tasnim, wasiirka sirdoonka Iran Hojatoleslam Seyyed Esmail Khatib ayaa sheegay in dukumentiyada Nukliyeerka ee Israel lagu wareejiyay Iran.

XigashoL-BBC

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles