Tuesday, August 18, 2026

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka ay Iran ku qaaday Israaโ€™iil

Ku dhawaad โ€‹โ€‹10 qof ayaa ku dhaawacantay kadib weerarkii ugu dambeeyay ee gantaalada Iran, sida uu sheegay adeegga gurmadka degdegga ah ee Israaโ€™iil ee loo yaqaan Magen David Adom (MDA).

โ€œIyadoo la raacayo digniinta siirga cas ee la maqlay dhowrkii daqiiqo ee la soo dhaafay, MDA, farsamo yaqaannada caafimaadka degdega ah iyo kalkaaliyayaal caafimaad ayaa loo diray goobta gantaallada lagu garaacay,โ€ ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay X.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya inย  in dadka wax ku noqday weerarka ay qabaan dhaawacyo fudud ilaa kuwa dhexdhexaad ah.

Kow iyo labaatan qof ayaa ku dhaawacmay gantaallada Iran ay ku garaacday gobolka xeebta dhexe ee Israaโ€™iil.

Adeegga gurmadka degdegga ah ee Israaโ€™iil ee loo yaqaan Magen David Adom โ€˜ MDAโ€™ ee Israaโ€™iil ayaa sheegay in horey dadka looga daad-gureeyay halkasi.

Qoraallo ay dhawaan soo dhigeen bartooda X, MDA, waxay ku sheegtay in mid ka mid ah dadka dhaawacmay ay xaaladdiisu liidato, qaar kalena uu dhaawac xun soo gaaray, halka kuwa kale ay qabana dhawacyo fudud.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles