Monday, July 20, 2026

Isbeddel lagu sameeyay qaar ka mida maalmaha fasaxa rasmiga ee Suuriya iyo khilaaf xooggan oo ka taagan

Wareegta cusub ayaa muran iyo khilaaf xooggan ka dhalisay baraha bulshada, kaddib markii la shaaciyay in la joojiyay dabaaldegyada iyo fasaxyada la xiriira dhacdooyinka taariikhiga ah, kuwo cusubna lagusoo daray.

Go’aankaasi waxa uu baabi’iyay laba fasax ama munaasabdood oo loo asteeyay sannad-guuradii dagaalkii Oktoobar 1973-kii, iyo sannad-guuradii kasoo wareegtay markii ay mas’uuliyiintii Cusmaaniyiintu dileen tiro dhaqdhaqaaqeyaal ah sannadkii 1916kii.

Wareegtada ayaa sidoo kale waxa ku jiray in lagu daro labo fasax oo cusub oo la xiriira kacdoonka Suuriya, halka liiska fasaxyada aysan ku jirin maalmaha fasaxyada ee la xiriira Kurdiyiinta.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 19 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Caawa waxaa soo gabagaboobaya tartankii Koobka Adduunka ee ugu dheeraa taariikhda

Ka dib shan toddobaad oo tartan ah iyo 104...

Masar iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay Badmaaxiinta lagu afduubtay dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdel Aaty, ayaa...

Waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 8-aad ee BFS oo la Shaaciyay

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ruto oo Ballanqaaday inuu Taageerayo Musharraxa ay Ku Midoobaan Soomaalida Kenya

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa kulan albaabadu u xiran...

Erdogan oo Baarlamaanka Turkiga Ka Dalbaday Kordhinta Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip ErdoÄŸan, ayaa si rasmi ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles