Sunday, May 10, 2026

Israa’iil oo duqeymo ka wada Gaza

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa Israa’iil ka geysatay Qaza, iyada oo ku garaacday guriga dhakhtarad ay ku dishay sagaal ka mid ah 10 carruur ah oo ay dhashay, sida uu sheegay isbitaalka ay ka shaqeyso ee magaalada Khan Younis.

Isbitaalka Nasser ayaa sheegay in mid ka mid ah carruurta Dr Alaa al-Najjar iyo ninkeeda ay dhaawacmeen, balse ay badbaadeen.

Graeme Groom, oo ah dhakhtar qalliin oo Ingiriis ah oo ka shaqaynayey cisbitaalka kaas oo qaliin ku sameeyey wiilkeedii 11-jirka ahaa ee badbaaday, ayaa BBC-da u sheegtay in ay ahayd “arxandarro aan loo dulqaadan karin” in hooyadii, oo sannado badan daryeeleysay carruurnimadiisii ay ku waayi karto hal gantaal.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in diyaaradahoodu ay ku duqeeyeen “tiro tuhmanayaal ah” gudaha Khan Younis, Jimcihii iyo “sheegashada la xiriirta waxyeelada loo geysto dadka rayidka ah ee aan lugta ku lahayn dib ayaa loo eegayaa”.

WARARKII KALE

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Xaaladda Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

DFS iyo Beesha Caalamka oo ka wadahadlay arrimaha amniga

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda  Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa...

DFS oo mucaaradka ku eedeysan inay abaabulayaan banaanbax rabshado wata

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay diidaneen dibadbax...

Shacabka Koofur Galbeed oo saaka doorasho u dareeray

Deegaannada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa saaka looga...

Mucaaradka oo aqbalay in Bannaanbaxa lagu qabto Garoonka Injineer Yariisow

Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn aqbalay in bannaanbaxooda...

Waa sidee Saaka xaalka Muqdisho?

Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabareysatay, ciidamo badan oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles