Israa’iil oo xaqiijisay waqtiga ay bilaabaneyso xabbad-joojinta

Ciidamada Israa’iil ayaa haatan xaqiijiyay xilliga ay bilaabaneyso xabbad-joojinta – iyagoo sheegay inay bilaaban doonto 08:30 waqtiga gudaha (06:30 GMT) berri oo Axad ah.

Sidoo kale dowladda Qadar ayaa goor sii horreysay ku dhawaaqday xilliga ay bilaabaneyso.

IDF ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay isu diyaarinayaan qaabilidda la heystayaasha kadib marka ay Xamaas sii deyso.

Waxay sheegtay in ciidamada hubeysan ay sii wadi doonaan howlgalka lagu hubinayo ammaanta Israa’iiliyiinta ku sugan aagagga Marinka Qasa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maraykanka oo war ka soo saaray colaadda Tigraay ee Itoobiya

 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ugu baaqday dhammaan...

Al-Burhaan oo gaaray Al-Calamayn, kana qeybgalaya shir madaxeedka

Hoggaamiyaha Golaha Madaxbannaanida KMG ah ee Suudaan, Taliyaha Guud...

DFS oo dhammaystirtay dhismaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-abaabulka Qaybta 26-aad ee...

Soomaaliya oo sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wargelin ku saabsan bixitaanka ciidankeeda

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wax...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles