Jubbaland “Amarka lagu weeraray Beledxaawo waxaa bixiyay MW Xasan Sheekh”

Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray dagaalka maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo, waxaa ayna sheegtay in amarka lagu weeraray maanta magaalada Beledxaawo inuu bixiyay Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kale Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar ku qaadeen magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, taasoo Jubbaland ku tilmaantay mid ka dhan ah dadaallada nabadda.

Jubbaland waxay cambaareysay falkan, iyadoo sheegtay in ciidamada Jubbaland iyo shacabka deegaanka ay iska difaaceen weerarka ayna hadda gacanta ku hayaan ammaanka magaalada.

Sidoo kale, Jubbaland waxay digniin u dirtay dowladda Federaalka, iyadoo sheegtay in falalka noocan oo kale ah ay halis ku yihiin xasiloonida shacabka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed...

JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)...

Taliyaha Milatariga oo la kulamy taliyaha ciidanka gaar ah ee Africom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Golaha Shacabka oo Joojiyay Lacagtii $100-ka ahayd ee Xildhibaannada laga Jari Jiray

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku...

Sacudi Carabiya ayaa joojisay dhuumaha shidaalka ee Badda Cas

Weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) lagu qaaday dhuumaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles