Jubbaland oo taageero u muujisay ciidamada xoogga ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ka wada Hirshabelle.

Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada ka tirsan Hirshabelle, kaasi oo ay wadaan ciidamada xoogga iyo kuwa dadka Deegaanka.
Qoraalka Jubbaland ayaa waxaa lagu bogaadiyay dadaalka ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo Shacabka is abaabulay ee Dagaalka ka dhanka ah argagixisada kaga jira Deegaanada hirshabelle.
Sidoo kale Qoraalka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in loo middoobo dagaalka ka dhanka ah kooxdaha Argagixisada, waxaana qoraalka fariin loogu diray madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles