Wednesday, March 4, 2026

Kenya oo xirxirtay shabakad dhalinyarada u tahriibisa inay Ukraine ka dagaallamaan

In ka badan 20 qof ayaa laga soo badbaadiyay gudaha Kenya kuwaas oo koox looga shakisan yahay inay dadka tahriibiyaan ay kusoo jiiteen shaqooyin ay ugu qaadayaan dalka Ruushka, balse la doonayay in loo diro si ay uga dagaallamaan Ukraine, sida ay booliisku sheegeen.

Waxay daba socotaa howlgal guri guri ah oo ay sirdoonku hoggaaminayeen oo laga sameeyay duleedka caasimadda Nairobi, halkaas oo ay askartu ku qabteen qalab shaqaaleysiin ah, waraaqo socdaal iyo waraaqo shaqo.

Mid ka mid ah tuhmanayaasha, oo lagu eedeeyay in uu xiriirinayey safarradii dhibbanayaasha ee Russia bilihii September iyo October, ayaa la xiray.

Waxaa la geeyey maxkamad, taasoo u oggolaatay in xabsiga lagu sii hayo muddo 10 maalmood ah, inta ay boolisku soo gabagabeynayaan baaritaannada.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles