Madasha mucaaradka oo iclaamiyay banaanbaxyo Sabtida ka dhacaya Muqdisho

Madasha Mucaaradka ayaa iclaamiyay bannaan bax nabadeed oo dhici doona maalinta sabtida oo taariikhdu tahay 27 September 2025.

Guddoomiyaha Madasha Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in bannaan baxyada ay ka dhici doonaan saddex goobood oo kala ah Tarbuunka, Siinaay iyo Dayniile.

Bannaan baxan ayaa la sheegayaa inuu jid u furi karo kacdoon waqtigiisa ka soo hormara oo ka dhan ah dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh, xilli ay wajaheyso fadeexado dhul boob ah, kaddib markii kumanaan shacab ah laga kiciyay dhulalkii danta guud.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles