Madaxweynaha JFS oo kumanaan qof kula hadlay bartamaha caasimada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si kedis ah shacabka ku dhaqan Caasimadda Muqdisho ugula qeyb galay dabaal-degga munaasabadda qaran ee 1-da Luuliyo, oo ku asteysan markii ay xoroobeen Gobolada Koonfureed ee dalka, isla markaana ay midoobeen gobollada Waqooyi iyo Koonfur

Madaxweynaha ayaa waddooyinka caasimadda bulshada ugala qeyb galay farxadda munaasabaddan qiimaha weyn ugu fadhida shacabka Soomaaliyeed, taas oo xambaarsan xusuusta halgankii dheeraa ee loo soo maray gobannimada iyo dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles