Madaxweyne Firdhiye oo amar siiyay ciidanka Danab ee ka yimid Garoowe

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa duleedka bari ee magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay qayb ka mid ah ciidamada Danab ee hoggaamiye Gen. Jimcaale Jamaac Takar oo hadda ah urur ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Ciidanka oo ka soo baxay Garowe ayaa la sheegay in ay Waqooyi Bari u yimaadeen xoojinta sugidda amniga, iyada oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku soo wajahan magaalada Laascaanood.

Sidoo kale shalay waxaa Laascaanood gaaray ciidamada PSF oo iyaguna hadda ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka soo kicitimay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dowladda federaalka Soomaaliya waxay hore u sheegtay in ciidamo ka amar qaata ay ku sugan yihiin deegaano ka tirsan Puntland, hase ahaatee waxa hadalkaas waxba kama jiraan ku tilmaantay dowladda Puntland.

WARARKII KALE

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

RW Xamsa oo ku wajahan Qatar iyo Soomaaliya oo Dooxa ka dalbanaysa taageero dheeraad ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo...

Guddoomiye Jaamac oo si kulul uga hadlay muranka dhulalka Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si...

Maraykanka oo Suuriya ka saaray liiskiisa dalalka taageera argagixisada

Maraykanka ayaa Suuriya ka saaray liiskiisa dalalka taageera argagixisada,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles