Wednesday, March 4, 2026

Madaxweyne Guudlaawe“Sannadkaan dabaal-dageyna waa inaan ku ciqaabnaa AS furimaha dagaalka

Madaxweynaha maamulka  Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamada Xoogga Dalka maalintooda iyagoo guluf adag kula jiro Khawaarijta.

65-sanno ayaa kasoo wareegtay aas-aaska ciidamada difaaca Soomaaliya kuwaas oo ku suntan taariikh weyn.

Daljirayaasha Soomaaliyeed ayaa dhiiggooda waxa ay u hureen badbaada iyo sharafka shacabkooda waxaana dirirta Khawaarijta qeyb kala ah xaq-u-dirirka deegaanka ee (Macawiisleey), waxaa sidaasi lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada Hirshabelle.

“Sannadkaan dabaal-dageyna waa inaan ku ciqaabnaa Khawaarijta furimaha dagaalka.”

Gunaanudkii, Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa boogaadiyay dadaalka iyo u dulqaadashada daruufaha adag ay ku howlgalaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

 

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles