Friday, June 26, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda dalkaasi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qayb ka ah madax iyo mas’uuliyiin ka socda dowladaha gobolka iyo ururada caalamiga ah oo lagu casuumay ka qayb galka munaasabadda qaran ee xuska 49 sano guurada kasoo wareegatay markii dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay gumeystihii Faransiiska, waqtigaasi oo ku beegan 27-kii bishii Juun, sanadkii 1977-dii.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu ku suganyahay dalka Jabuuti, waxa uu la kulmidoona Madaxweymaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isaga oo kala hadlidoona xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab ee wlaalaha ah.

WARARKII KALE

Madaxweynaha Burkina Faso, oo ka guddoomay Warqadda Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka Soomaaliya

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah...

Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cartan oo Kuwait lagu soo dhoweeyey

Ka dib Casuumaad uu ka helay Guddoomiyaha Guddiga sare...

Trump oo sheegay Weerarka Iiraan ee markabka xamuulka inu yahay  xadgudub ka dhan ah heshiiska joojinta dagaalka

Isagoo ka hadlayay weerarkii Jimcihii lagu qaaday markab xamuul...

kulamo muhiim ah kula yeeshay madaxda Dowlad-goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Soomaaliya oo ku Biirtay 15 Heshiis, Baratakool iyo Lifaaq-Sharciyeed Caalami ah oo La Xiriira Arrimaha Badaha

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles