Wednesday, July 29, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magalada Asmara ee Dalka Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea, waxaana garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhigiisa Isias Afewerki.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya xaaladda Gobolka iyo heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku gaareen Ankara.

Eritrea ayaa sheegtay goor hore oo maantay ah in xiriika ay u jari doonto Soonaaliya haddii Itoobiya ay siiso Marin Biyood Badda Cas ah.

Lama shesgin in sababtaasi ay keentay in MW Xasan Shiikh uu u tagay Asmara.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Trump oo markale ku hanjabey in uu si daran u weerari doono Iiraan

Fox News ayaa baahisay in Madaxweyne Donald Trump uu...

Mareykanka oo dib u habeyn Farsamo ku sameyay Liiska Cunaqabataynta iyo Xasan Daahir Aweys oo weli ku Jira

Waaxda Xakamaynta Hantida Shisheeye ee Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka (OFAC)...

MW Xasan Sheekh oo tagay dekedda Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay Dekedda...

DF oo si adag u cambaareysay weerarka lagu qaaday Masjidka Al-Aqsa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duullaanka...

Dhalinyaro lagu xukumay Hindiya oo dalbaday in loo soo celiyo Soomaaliya

44 muwaadin oo Soomaali ah oo toddobaad ka hor...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles