Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka Boqortooyada Midowday ee UK u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ah iyo Afrika, Kirsty McNeill, oo booqasho ku timid Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay labada dhinac wadaagaan, iyadoo si gaar ah looga hadlay mudnaanta iyo danaha Soomaaliya iyo UK.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiir Kirsty McNeill ayaa sidoo kale ka wada hadlay fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada UK.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli Soomaaliya ay waddo dadaallo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ay la leedahay dalalka caalamka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta, amniga iyo taageerada hay’adaha dowladda.

WARARKII KALE

Iiraan oo u jawaabtay Mareykanka hal su’aal na weydiisay

Ku xiigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran, Kazem Gharibabadi, ayaa...

Caruur ku geeriyooday dab ka kacay isbitaal ku yaala Pakistan

Dab ayaa ka kacay qaybta cusub ee dhallaanka ee...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles