Sunday, March 1, 2026

Mareykanka oo 28 Milyan u qorsheeyey wax ka qabashada Arrimaha Bi’niaadinimmo ee Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon muddo shan sano ah, sida uu sheegay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley.

“Shanta sano ee soo socota, barnaamijyadan Bi’niaadinimmo waxa ay caawin doonaan in ka badan 80,000 qoys oo Soomaali, kuwaas oo ka shaqeyn doono dhisidda hab-nololeed waara, kobcin dhaqaale, iyo kordhinta kaydkooda iyo hantidooda.” ayuu yiri Richard H. Riley.

Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageero dhinacyada Amniga iyo Arrimaha bani’aadanimada, isagoo malaayiin dollar ka cafiyey dowladda Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Jubbaland iyo Puntland oo u yeertay xildhibaanada ku matala BFS

Madaxweynayaasha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wadatashi ugu yeertay...

Magacyada Saraakiishii ugu sareysay Iran ee la dilay

Tiro ka mid ah mas’uuliyiinta sarsare ee Iiraan ayaa...

Taliyaha ciidamada xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Talyaaniga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Ciidamada Amniga oo qabtay nin miino ku aasi rabay Marka

Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka ayaa gacanta ku dhigay...

Hoggaamiyihii Iran oo duqeyn lagu dilay

Ayatollah Ali Khamenei, Hoggaamiyihii Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles