Magacyada Saraakiishii ugu sareysay Iran ee la dilay

Tiro ka mid ah mas’uuliyiinta sarsare ee Iiraan ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarradii Sabtidii lagu qaaday dalkaas.

Kuwaas waxaa ka mid ah:

Ayatollah Ali Khamenei, oo ahaa hoggaamiyaha sare ee Iiraan, kaas oo lagu dilay subaxnimadii Sabtida xafiiskiisa.

Warbaahinta dawladda Iiraan ayaa werisay in madaxii ciidanka qalabka sida, Abdolrahim Mousavi, lagu dilay duqaymo xagga cirka ah.

Tehran ayaa sidoo kale xaqiijisay dhimashada taliyaha Ilaalada Kacaanka, General Mohammad Pakpour.

Warbaahinta dawladda ayaa sidoo kale sheegtay in gabadhii Khamenei, wiil uu dhalay iyo wiil ay awoowe u tahay lagu dilay weerarkaas.

Ilo xog-ogaal ah oo xagga sirdoonka iyo milatariga ah ayaa u sheegay CBS News in guud ahaan qiyaastii 40 mas’uul oo Iiraaniyiin ah lagu dilay weerarradaas

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka  

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Farmaajo“Hadalkii uu xalay jeediyey Xasan Sheekh waxay muujinayaa inuu rabo Dagaal Sokeeye”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si...

Masar oo fariin adag u dirtay Itoobiya

Masar oo si dadban fariin hanjabaada ugu direysa Itoobiya...

Xasan Sheekh”Cid gurigiisa lagu weerarayo ma jirto”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles