Thursday, July 30, 2026

Mareykanka oo shaacisay tirada askarta loogu dilay dagaalka Iran

Warbaahinta CBS news oo soo xiganeysa Taliska Dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa baahisay in ku dhawaad 300 askari oo Maraykan ah ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu bilowday dagaalka bariga dhexe ee Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeyn Iiraan, 28 bishii Febraayo.

Sida ay sheegtay CBS, 290 xubnood oo ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa dhaawacmay tan iyo maalintii ugu horreysay ee dagaalka, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Taliska dhexe ee ciidamada Maraykanka.

Afhayeenka ayaa sheegay in 255 ka mid ah askarta dhaawacantay ay dib ugu laabteen shaqadoodii, halka 10 ay weli ku jiraan xaalad halis ah, xaaladda 25-ka kale lama shaacin

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 30 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

M/weyne Xasan Shiikh oo shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Taliye Shub oo hanjabaad culus u diray Aadan Madoobe

Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Taliyaha ciidamada Africom

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la...

Muhoozi oo ugu baaqay dalalka AUSSOM inay mideeyaan dadaallada

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda (CDF), General Muhoozi...

MW Xasan Sheekh oo maanta la kulmaya Taliyaha AFRICOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles