Mascow oo Wajahaysa caddaadis ugu imaanaya reer Galbeedka

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa ku heshiiyey shir-madaxeedkii Brussels Khamiistii in ay ka shaqeeyaan sidii loo dabooli lahaa “baahida dhaqaale ee degdegga ah ee Ukraine” labada sano ee soo socota.

Si kastaba ha ahaatee, qoraalka heshiiska u dhexeeya hogaamiyayaasha Midowga Yurub si cad uguma darin ansixinta qorshe lagu isticmaalayo hantida laga xannibay Ruushka ee Yurub si Kyiv loo siiyo “amaah magdhow ah” oo qiimaheedu dhan yahay 140 bilyan oo Yuuro ($ 163 bilyan).

Walaac dhanka sharciga ah ayaa ka jira isticmaalka hantida Ruushka ee la xannibay. Ruushka ayaa arrintan marar badan ka digay

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles