Maxaa ka socda Kismaayo iyo xogtii ugu dambeysay

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda kulamo gaar gaar ah oo u dhexeeya madaxda ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa looga hadlayaa dhameystirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo xal u helida muranka ka taagan doorashooyinka.

Sidoo kale Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa kulamo gooni gooni ah yeelanaya.

Shirkan ayaa galay maalintii labaad, waxaana la filayaa in kulamada gaar gaarka ah marka ay dhammaadaan dhinacyada ay kulan guud ay yeelan doonaan.

Shirkaan ka furmay Kismaayo ayaa ah mid weyn indhaha ugu wada hayaan dadka Soomaaliyeed iyo dowladaha daneeya ariimaha Soomaaliya, iyadoo si gaar ah loo wada sugayo go’aanada kasoo bixi doona shirkaan.

Dowladda Soomaaliya oo shirkan ka hadashay ayaa sheegtay in xubnaha isugu tagay Kismaayo ay yihiin kuwa ku howlan kala qeybtinta dadka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles