Tuesday, March 3, 2026

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper AktaÅŸ, oo ku booqday hoygiisa magaalada Muqdisho..

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadda iyo amniga dalka, iyo xoojinta kobcinta maalgashiga.

Farmaajo ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee ay Turkiga la garab taagan tahay Soomaaliya, isaga oo xusay xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.

Kulankan ayaa ku soo aadaya xilli xubnaha Beesha Caalamka ay wadaan dadaalo xooggan oo lagu xalinayo xiisada ka taagan Arrimaha Dastuurka iyo doorashooyinka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Dagaalka Bariga dhexe oo galay Maalintii afaraad

Iraan ayaa gantaallo horleh u riday dhanka Israa’iil, sida...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles