MW Xasan Sheekh “AS kaarka aqoonsiga ha qaataan hala diiwaan galiyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay magaalada Muqdisho, ayaa si cad u xaqiijiyay in kooxaha argagixisada ay qaateen Kaarka Aqoonsiga Qaranka, taas oo hay’adaha amniga ay ku wargeliyeen madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in inkastoo ay yihiin muwaadiniin argagixiso noqday, haddana aysan jirin sharci xannibaya helitaanka kaarka aqoonsiga, maadaama uusan kaarkaasi kala saareyn qof dembiile ah iyo qof aan dembi lahayn—balse uu u dhigmaayo aqoonsi muwaadin.

Hadalka Madaxweynaha ayaa yimid xilli Puntland iyo Jubbaland ay horey u shaaciyeen in aan lagu kalsoonaan karin sugnaanta kaarka, isla markaana ay si rasmi ah u qaadaceen.

WARARKII KALE

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Aadan Madoobe oo la shiray saraakiisha ciidamada Qeybta 60-aad

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Golaha Mustaqbalka oo Dalabyo Caalami ah u Gudbiyay Beesha Caalamka iyo Q.M

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka ah...

ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la qaatay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar xooggan oo Ukraine ku qaaday Ruushka

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, lix kalena...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles