MW Xasan Sheekh iyo Museveni oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaasi oo uu kulan miro dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yugaandha,Yoweri Kaguta Museveni.

Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, la dagaallanka argagixisada, horumarinta hay’adaha dowladda iyo iskaashiga gobolka ee lagu xaqiijinayo nabad iyo xasillooni waarta oo ka hanaqaada gobolka geeska Afrika.

Sidoo kale, labada hoggaamiye ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan muhiimadda shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda ka qeyb qaataan howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya ee AUSSOM oo maanta ka furmaya magaalada Kambaala,

kaasi oo diiradda lagu saarayo taageerada amniga iyo dowlad-dhiska Soomaaliya, iyaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada caalamiga ah ee lagu garab istaagayo Soomaaliya si loo xaqiijiyo amni, xasillooni siyaasadeed iyo horumar waara.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ra’iisul Wasaare Abiy oo shaaciyay in la bilaabayo dhismaha dhuumaha shidaalka ee Jabuuti iyo Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay in...

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu baaqay wada-hadal qaran iyo doorasho heshiis lagu yahay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha Xisbiga Nabad iyo...

DFS oo ka hortimid hadalka Puntland ee madax-bannaanida

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf...

Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle, Cali Guudlaawe oo lagu soo dhaweeyay magaalada Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles