Netanyahu oo ka hadlay Marinka Hormuz ee xayiraaddu saarantahay

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay taageeri doonto go’aanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah inuu xayiraad dhanka badda ah ku soo rogo Marinka Hormuz ee Iiraan.

Netanyahu wuxuu kaloo sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka G.D. Vince uu ku wargeliyay wadahadallada uu la galay Iiraan ka dib markii uu ka tagay Pakistan, kuwaas oo aan weli la isku afgaran.

Waa in la ogaadaa in Taliska Dhexe ee Mareykanka uu ku dhawaaqay in xayiraadda dekedaha Iiraan ee Gacanka Faaris iyo Badda Cumaan ay dhaqan gashay, iyadoo amarka Madaxweyne Trump uu bixiyay

Dhinaca kale, Iiraan waxay ka digtay joogitaanka in markab kasta oo milatari oo u dhow Gacanka Hormuz loo arki doono xadgudub ka dhan ah dalkooda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles