NISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjooge sare iyo xubno Al-shabaab ah

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan oo guul weyn laga gaaray, kuwaas oo ka dhacay gobollada Hiiraan, Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud, laguna dilay ugu yaraan 11 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, oo ay ku jiraan horjoogayaal sare, halka sidoo kale lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo saanad ciidan oo ay kooxdaasi adeegsanaysay.

NISA ma soo bandhigin sawirada iyo magacyada xubnaha Al-shabaab ee howlgalka lagu dilay.

Taliska NISA ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka fuliyaan dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Janan oo Baladxaawo tagay, heshiiskii Nairobi iyo wareejinta xerada UK oo la qorsheeyay

Wararka laga helayo G/Gedo ayaa sheegaya in Cabdirashiid Janan...

Shiinaha oo digniin u diray Somaliland kadib xiriirka Taiwan

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha...

DFS oo sheegtay inay burburisay shabakado ka tirsan Al-Shabaab

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles