Wednesday, February 25, 2026

Qaraxyo lagu qabtay Shabeelada Hoose

Ciidamada Nabad sugida ee DFS , kuwa deegaanka iyo Ciidamada Koofur Galbeed ee ka howl gala deegaanka Number Konton ayaa maanta waxay  gacanta ku dhigaan miinooyin ay Al-shabaab u wadeen caasimadda dalka.

Howlgalkaas waxaa jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Al-shabaab, iyadoo laga hortagay khatar weyn oo ay shacabka u geysan lahaayeen.

Dowladda Soomaaliya iyo Koofur Galbeed ayaa Mahadcelin iyo bogaadin u dirtay  Ciidamada Amniga ee qabtaybqaraxyadan.

Qaraxyadan la qabtay ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay Dowladda Soomaaliya adkeysay amniga caasimadda Muqdisho oo maalmaha soo socda la filayo in ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo goleyaasha deegaanka ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles