QM oo sheegtay in shantii carruur ah ee ku nool magaalada Gaza mid ka mid ah ay hayso nafaqo darro

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin, UNRWA, ayaa sheegtay in shantii carruur ah ee ku nool magaalada Gaza mid ka mid ah ay hayso nafaqo darro, tiradaasina ay sii kordhayso maalin kasta.

“Dadka Gaza ma dhiman mana noola, waa meydad lugeynaya,” madaxa UNRWA Philippe Lazzarini ayaa ku qoray bayaan uu soo saaray Khamiistii, isagoo soo xigtay saaxibidiis.

Mr. Lazzarini ayaa sheegay in hay’addu ay haysay kumannaan baabuur oo siday cunto iyo dawooyin oo sugayay inay shixnadooda geeyaan Gaza.

Waxa uu ugu baaqay Israa’iil in ay joojiso xannibaadaha ay ku hayso gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles