Wednesday, March 4, 2026

R/wasaare Xamsa oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa markii ugu horeysay gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee SSC Khaatumo.

Socdaalkiisa ayaa waxaa ku waheliya masuuliyiin ka tirsan xukuumadiida iyo Taliyeyaal ciidan.

Amniga magaalada Laascaanood ayaa aad loo adkeeyay waxaana la yareeyay isku socdka gaadiidka iyo dadka.

Kumanaan dadweyne iyo masuuliyiinta SSC Khaatuma ayaa R/wasaare Xamsa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles