Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiiro Cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa loo magaacabay Jamaal Maxamed Xasan, iyadoo xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Aadan ( Geesood).

Sidoo kale, Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guryeynta XFS,iyadoo uu xilkaas laga qaaday Cilmi Maxamuud Nuur.

Afhayeenka Xukuumadda Abdinasir Ahmed Bashir ayaa warbaahinta u akhriyay wareegtada Ra’iisul Wasaaraha, wasiirrada cusub ayaa la faray in ay si deg deg ah xilka ula wareegeen si ay u gutaan waajibaadka qaranka ee loo igmaday.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

 Shiinaha oo si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray saraakiil Maraykan ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa cambaareysay madaxa shirkadda...

Ururka Towfiiq oo soo saaray mowqifkooda ku saabsan doorashada ku celiska ah ee Galmudug

Urur siyaasadeedkaTowfiiq oo ka mid aha ururadii ka qayb...

Ciidamada Koofur Galbeed oo gacanta ku dhigay ninkii dilay Jamaal oo ahaa wiil dhalinyaro ah

Ciidamada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay...

Ciidamada Danab oo howlgal ku qabtay xubno k tirsan Al-shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab,...

Safiirkii Turkiga Alper oo fariin macsalaameyn ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya, Alper Aktaş, oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles