MW Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsinimo ka guddoomay Safiirka Cuman

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub ee Saldanadda Cumaan u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Salim bin Habib Al Umairi.

Danjiraha cusub ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan iyo farriin uu ka siday Suldaanka Saldanadda Cumaan, Suldaan Haitham bin Tariq Al Said, isaga oo muujiyey sida ay hoggaanka iyo shacabka Cumaan u daneynayaan xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey Suldaanka garab istaaggiisa shacabka Soomaaliyeed, isaga oo sido kale Danjiraha cusub u rajeeyey in uu ku guuleysto gudashada waajibaadkiisa diblomaasiyadeed, isla markaana sare u qaado xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Cumaan.

WARARKII KALE

Maraakiib dagaal oo Turkiga leeyahay oo galbinaya markab kalluumeysi oo ku soo wajahan Soomaaliya

Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in maraakiibta dagaalka ee...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimaha difaaca iyo amniga

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal...

Golaha Ammaanka QM oo kulan xasaasi ah ka yeelanaya Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa bishan Nofeembar kulan...

Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe maxaa uu kala hadlayaa Deni?

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa la filayaa...

Ammaanka Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyay iyo madaxda DF oo ku wajahan

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles