Tuesday, August 18, 2026

Romania oo noqotay waddankii labaad ee Nato ee darooniska Ruushka ku xad-gudbaan hawadooda

Romania ayaa sheegtay in diyaarad aan duuliye lahayn oo Ruushku leeyahay ay ku soo xadgudubtay hawadeeda, waa dalkii labaad ee Nato oo soo weriya duullaanka noocan oo kale ah.

Diyaaradaha dagaalka Romania ayaa ku jiray hawada iyaga oo isha ku haya weerar uu Ruushku ka geystay dalka Ukraine Sabtidii, waxaana u suurtagashay in ay la socdaan diyaaradaasi meel u dhow xudduudda koonfureed ee Ukraine, sida ay bayaan ku sheegtay wasaaradda gaashaandhigga.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in duulaanku aanu khalad noqon karin – waxa uu ahaa “ballaarinta cad ee dagaalka Ruushka”. Moscow kama aysan hadlin sheegashada Romania.

Arbacadii, Poland waxay sheegtay inay soo ridday ugu yaraan saddex dayuuradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka, kuwaas oo soo galay hawadeeda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles