Monday, March 2, 2026

RW Xamsa oo isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareegto uu galabta soo saaray isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradda Xukuumadda.

Xamse Barre wareegtada ka soo baxday Xafiiskiisa, ayaa la isku beddelay Wasiiradda Arrimaha Dibadda, Gaashaandhigga iyo Ra’isul Wasaare kuxigeenka labaad ee Xukuumadda.

Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo mudda kooban xilkaasi hayay ayaa loo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii labaad ee XFS,Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa isna loo beddelay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Halka Axmed Macallin Fiqi oo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda loo beddelay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Jubbaland iyo Puntland oo u yeertay xildhibaanada ku matala BFS

Madaxweynayaasha Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa wadatashi ugu yeertay...

Magacyada Saraakiishii ugu sareysay Iran ee la dilay

Tiro ka mid ah mas’uuliyiinta sarsare ee Iiraan ayaa...

Taliyaha ciidamada xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Talyaaniga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Ciidamada Amniga oo qabtay nin miino ku aasi rabay Marka

Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka ayaa gacanta ku dhigay...

Hoggaamiyihii Iran oo duqeyn lagu dilay

Ayatollah Ali Khamenei, Hoggaamiyihii Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles