Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo dardargaliyo hawlihii socday.
Xubnaha la magacaabay ayaa waxaa ka Mid ah
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya


