Saturday, June 13, 2026

RW Xamse oo maanta sheegay inuu safar ku tagayo Laascaanood

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah xaqiijiyey in uu tagayo magaalada Laascaanood ee caasumada SSCKHAATUMO, wuxuuna sheegay in booqashadiisa ay Midnimada dalka xoojinayso.

“Booqashada aan ku tegayo Laascaanood waa mid qorsheysan hallaga war sugo xafiiskeyga, ma aha mid wax u dhimieyso deegaan gaar ah” ayuu yiri R/Wasaare Xamse.

R/wasaaraha  ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan u diyaarsanyihiin inay soo arkaan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Laascaanood, isagoo ugu mahadceliyey reer Khaatumo niyad wanaagga ay u qabaan socdaalka wafdiga Xukuumadda ee deegaannada SSC Khaatumo.

Hadalka R/wasaare Xamse ayaa imaanaya xilli maalmo ka hor maamulka SSC-KHAATUMA uu sheegay in wafdiga R/wasaaraha ay tagi doonaan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Koofur galbeed oo soo saartay go’aano amni oo lagu sugayo Baydhabo

Hoggaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Madaxweynaha Somaliland oo beri tagaya Israa’iil

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed...

Kenya oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab Ku Qaadday Saldhig Ku Yaalla Mandheera

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo...

FBI-da Oo Gacanta Ku Dhigtay Soomaali Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq Ka Badan $4 Milyan

Hay’adda Baarista Federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa shaacisay inay...

22 dal oo digniin wadajir ah u diray Iiraan`

Labaatan iyo laba dal, oo ay ku jiraan Mareykanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles