Sahro Maxamed, oo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed, iyadoo sheegtay in haweenka booliska ay door muhiim ah ka qaataan amniga iyo adeegga bulshada. Marking International Women’s Day,Sahro Maxamed of the Somali Police Force congratulated all Somali women and highlighted the important role of women in policing and community security. #IWD2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026
SAHRO MAXAMED OO KA TIRSAN BOOLISKA SOOMAALIYEED OO HAMBALYO U DIRTAY HAWEENKA SOOMAALIYEED.
- Tags
- Bilan Media
WARARKII KALE
Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka
admin -
Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn...
Ardayda Aragga Naafada ka ah ee Muqdisho oo wajahaya Qalab La’aan
admin -
Ardayda Aragga Naafada ka ah ee Muqdisho oo wajahaya...
Dhallinyar iskood isku soo xil qaantay ayaa maanta carruurta dan yarta ah iyo kuwa ka soo barako kacay deegaanadoodi
admin -
Dhallinyar iskood isku soo xil qaantay ayaa maanta carruurta...
Dhibaatooyinka caafimaad ee hooyoyinka uurka leh
admin -
Dhibaatooyinka caafimaad ee hooyoyinka uurka leh iyo caruurtooda wajahaan...
NAGU SOO BIIR


