Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cuntada Iyo Isbadalka Cimilada ee Wasaaradda Beeraha, ayaa sheegay in dowaladda fadeeralka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarku ay ka wadda shaqaynayaan sidii loo bad baadin lahaa, saddex milyan iyo lix boqol oo kun oo qof oo qarka u saaran in ay wajahaan macaluul. Weriye Naciima Saciid ayaa warbixintan ka diyaarisay.
Sarkaal ka tirsan Dowlada Federalka oo ka hadlay Badbaadinta dad ka badan 3malyan oo Soomaali ah
WARARKII KALE
Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”
Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb...
Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay
Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...
Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”
Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...
Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...
Xuutiyiinta oo weerarro ku beegsaday garoomo diyaaradeed oo Sacuudiga ku yaalla
Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo...
NAGU SOO BIIR


