Monday, September 1, 2025

Sheekh Shariif oo ka qeyb galay Shir caalami ah oo ka dhacay dalka Azerbaijan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dalka Azerbaijan kaga qeybgalay shir caalami ah oo dirradda lagu saaray arrimaha amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo ilaalinta Xeerarka lagu heshiiyay ee nidaamka dowladnimada.

โ€œIntii ay socdeen doodaha laga jeediyey madashaan caalamiga ah ayaa waxaan si gaar ah uga hadlay caqabadaha siyaasadeed iyo amni ee ka jira dalkeenna iyo dhibaatooyinka kooxaha argagixisada ah wali ku hayaan nidaamka dowliga ahโ€ ayuu yiri MW Shariif oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook.

โ€œWaxaan kaloo diirrada saaray sida ay muhiim u tahay in xasillooni iyo nabad waarta la heli karo oo kaliya marka dowladuhu ay ixtiraamaan dastuuradooda islamarkaana xoojiyaan ku dhaqanka sharciga, una hoggaansamaan muddo xileedkoodaโ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay MW Shariif.

Sidoo kale Shariif Sheekh Axmed ayaa kulamo kala duwan la yeeshay madaxdii ka qaybgashay Madashaan caalamiga ah waxaana kamid ahaa Madaxwaynaha Aserbajaan Mudane Ilham Aliyev.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles