Tuesday, March 3, 2026

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah  Shan qof oo isku qoys ah, kana yimid aroos ayaa shil gaari ku galay isgoyska Mirinaayo ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay Seddex gabdhood ayaa ku geeriyootay shilka, halka labo kalana ay ku dhaawacmeen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in gabdhaha geeriyooday ay saarnaayeen Mooto Bajaaj, kadib markii uu gaariga uu jiiray.

Darawalka Shilkaasi geystay ayaa goobta ka baxsaday, balse wararka ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen darawalka, kadib markii isagoo baxsad ah laga daba tagay.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin shilka iyo khasaaraha ka dhashay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo batay shilal sidan oo kale u dhaca.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles