Isdiiwaangelinta qasabka ah ee doorashooyinka waxay dhalisay dareen is-khilaafsan oo ka dhex jira shacabka Soomaaliyeed. Qaar waxay u arkaan tallaabo lagama maarmaan ah oo lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo mas’uuliyadda dowladnimo, halka qaar kalena ay u arkaan cabburin iyo xadgudub ku ah xorriyadooda. The implementation of mandatory voter registration has elicited mixed reactions among the Somali population. For some, it is seen as a vital step toward strengthening democratic accountability and improving access to public services. However, others perceive it as an imposition that infringes upon their personal freedoms.
SIDEE SHACABKA U ARKAAN ISDIWAANGALIIINTA QASABKA AH
- Tags
- Bilan Media
WARARKII KALE
DOORASHADA GOLAHA DEGAANKA BANAADIR SIDEESAY U CODEEYEEN DADKA BAAHIYAHA GAARKA AH?
admin -
https://youtu.be/6IfA9HWkfAw?si=x4sXywGzkBv_qIStMaanta waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay doorashada Golaha Deegaanka...
MUQDISHO OO MARTIGELISAY HORYAALKA UGU HORREEYA EE KUBADDA CAGTA HAWEENKA.
admin -
https://youtu.be/P9dD4UMdsF8?si=LXUBvKFiY2uihZXgMuqdisho oo martigelisay horyaalka ugu horreeya ee kubadda cagta...
DAAWO TARTANKA SHARCIKA CAALAMIGA AH EE BANI’AADANNIMADA.
admin -
https://youtu.be/_n_hv0rd3QA?si=PI9WITRt33rIaDlaHay’adda ICRC ayaa Muqdisho ku soo gabagabeysay tartanka Sharciga...
Preventing prescription drug abuse | ka hortagga daawooyinka maandooriye ah
admin -
https://youtu.be/4rorTBZK_s0?si=R0WMLNK1Pcg3H_hmIn this eye-opening talk, we address the dangerous trend...
DAAWO BANDHIG DHAQAMEED LAGU SOO BANDHIGAY HODANTINIMADA DHAQANKA SOOMAALIYEED
admin -
https://youtu.be/XDGTwc1hj6w?si=BMpIl3SNpsuo1DNY
NAGU SOO BIIR


