Taliban oo baaq u dirtay Muslimiinta

Wasiirka Arrimaha Qaxootiga ee Afghanistan, Mohammed Kabir, ayaa sheegay in waxa ka socda Bariga Dhexe ay yihiin “wax aad u nasiib darro ah”, isla markaana dowladdiisu ay cambaareyneyso weerarrada ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen Iran.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad yar oo Eid al-Fitr ah, oo ay ka soo qayb galeen diblomaasiyiin, oo uu ku jiro safiirka Iran.

Wuxuu sheegay in dalalka Muslimiinta ay tahay inay muujiyaan walaacooda ku saabsan waxa lagu hayo Iran, maadaama dagaalku saameyn ku leeyahay nabadda Bariga Dhexe iyo dunida Islaamka.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Afghanistan Amir Khan Muttaqi ayaa Talaadadii ugu baaqay Iran inay la dagaallanto dalalka Bariga Dhexe ee taageera Maraykanka.

WARARKII KALE

DFS oo Cali Jeyte dalacsiisay xilli xiisadda Hiiraan ay sii xoogeysanayso

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan, hoggaamiyihii hore...

Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay dalabka hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab iyo Daacish ee gogosha wada-hadalka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Horjooge sare oo Al-Shabaab u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo lagu dilay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad, Qeybta...

Bangiga Adduunka oo ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed ee uu siiyo Muqdisho

Bangiga Adduunka ayaa ka fiirsanaya inuu hakiyo taageerada miisaaniyadeed...

Deni oo la kulmay Safiirka Ingiriiska iyo arrimo xasaasi ah oo ay ka wadahadleen

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka...

Danjiraha Turkiga iyo Waare oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo gobolka

Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles